|
|||||||||
Burconews.net
“Farmaajo Waxa Aanu Ku Soo Dhawaynaynaa Garoonka Diyaaradaha Ee Hargeysa..” Somaliland Oo Beenisay Inay Shuruudo Adag Ku Xidhay Wada-Hadalladii Soomaaliya
September 23, 2018 - Written by AdminBurconews.net_Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye oo kamid ah mudanayeesa golaha wakiillada Somaliland ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Goobjoog ee fadhigeedu yahay Muqdisho wuxuu Dawladda Soomaaliya dusha u saaray masuuliyadda dib u dhaca wada hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya. Waxaa kaloo uu iska fogeeyay in Somaliland ay shuruudo adag ku xidhay wada hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO
COMMENTS
|
Latest News
|