Burconews.net
DAAWO:- GARSOORKA GOBOLKA SAAXIL OO CADEEYAY IN ILLA MAXAMED IBRAAHIM CIGAAL SHARCIGA DIIDAN YAHIIN
September 27, 2018 - Written by Admin

Burconews.net_ Garsoorka Gobolka Saaxil ayaa shaaciyay in aanay waxba ka jirin wararka been abuurka ah ee uu waddo 60 jirka wali agoon-imadda ka xoogsada ee uu dhalay Madaxwaynahii labaad ee Somaliland Eebe ha u naxariistee Maxamed Ibraahim Cigaal kaas oo la yidhaahdo Cali Maxamed Ibraahim Cigaal waxaana ay sheegeen garsoorayaashu in uu diiday Cali in uu sharciga hor yimaado oo fulin dhulkaasi ka hor dhowr jeer loo yeedhay diidayna in uu Maxkamaddaha hor yimaado.

Cali Maxamed Ibraahim Cigaal ayaa muddooyinkii dambeĀ  dhulal kala duwan ku qabsanayay dadka dagan Barbara iyo Hargaysa.

Waxaana ay dhulaasi ku haystaan loo fuliyayaal

1:- ilma Ciise Siciid Mirre

2:- Farxaan Xaaji Cali Axmed

Halkan ka Daawo Garnaqa Garsoorka

COMMENTS
Latest News