Burconews.net
JAAMAC SHABEEL:- MADAXWAYNAHA WAXBA GAMCAHA UGUMA JIRAAN WAKHTIGAAS
September 27, 2018 - Written by Admin

 Burconews.net_Guddoomiyaha Golaha Dhex ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel oo waraysi hordhac ah siiyay Eryal Tv lana yeeshay wariye Nuura-diin Col u joog ayaa waxaa lagu waydiiyay su,aalo kala duwan waxaanu sheegay jaamac shabeel in uu usharaxan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye waxaa kala oo uu sheegay in aan aan madaxwaynaha waxba gacanta ugu jirin wakhtigaas,

Halkan ka Daawo:-

 

COMMENTS
Latest News