Burconews.net
Maayirka Berbera Oo Afka Furtay + Dhulkan Jiidjiiday Maayirka Burco
September 27, 2018 - Written by burconews 2
Burconews.net_Maayirka Berbera oo maanta mar uu  ka qayb galay xaflada ay dawlada hoose ee magalada berbera ku soo bandhigaysay baabuur cusub oo ka shaqayn doonta danta guud ee  ee berbera ayaa waxa uu maayirku isaga difaacay eedo uga yimid maayirka burco oo ku ee deeyey in magalada barbara ay qaadato cashuurta maglada burco  isagoo  maayir muraad ku tilmaamay maayir hawl gaba oo aan guud ahaanba qaban shaqadii laaga baahnaa

COMMENTS
Latest News