Burconews.net
AKHRI:- WARQAD KA SOO BAXAY BAANKA DHEXE EE SOMALILAND OO SHEEGAYSA IN AY KU FARAXSAN YIHIIN SIXIR-BARARKA DALKA KA JIRA
September 30, 2018 - Written by Admin

Burconews.net_Warqada uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Mudane Cali Ibraahim Jaamac ayaa lagu sheegay in baanka dhex ku faraxsan yahay halka uu marayo sarifka lacagta qalaad oo aan wali wax jaan-goyn ah loo samayn.

Dhinaca kale warqadan ayaa waxaa ku qoran wali in sarifka halka doolar marayo toban kun oo shilinka somaliland

Halkan ka Akhriso Warqadda Guddoomiyaha Baanka

 

 

COMMENTS
Latest News