Burconews.net
Qalbi-dhagax oo ka Jawaabay Gaadiid lagu eedeeyay inuu ka gubay Dad Reer Somaliland ah
September 30, 2018 - Written by Admin

Burconews_Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo maalmihii u danbeeyay safar ku joogay magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu faah-faahiyey ujeedada safarro uu ku marayo meelo ka mid ah dhulka Soomaalidu degto oo aanay magaalada Muqdisho ku jirin.

Sidoo kale Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa waxa uu beeniyay gawaadhi lagu eedeeyay inuu ka gubay dad shacaba oo reer Somaliland ah mudadii uu ku jiray jabhadda ONLF.

COMMENTS
Latest News