Burconews.net
Qoraa Cali Qoryooley oo Madaxweyne Muuse Biixi uga digay khatarta kooxo isku xeeray
September 30, 2018 - Written by Admin

burconews.co_Siyaasi Cali Dool Axmed “Cali Qoryooley ayaa waxa uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uga digay koox ku hareeraysan oo uu sheegay inay wax u dhimayaan sumcada Madaxweynaha iyo cid kasta oo isku dayda inay xidhiidh la sameeyaan Madaxtooyada.

COMMENTS
Latest News