Burconews.net
war deg deg gudoomiyii golaha dhexe xisbiga kulmiye oo xilka lagaqaaday
September 30, 2018 - Written by Burco jiir

burconews= gudoomiyi golaha dhexe ee xisbiga kulmiye jaamac shabeel ayaa maanta xilkii gudoomiyaha golaha dhexa ee xisbiga laqaaday iyo waliba xubinimadii xisbiga

horaanti todobaadkan ay ahay markii khilaaf sookala dhexgaly xooghaya iyo gudoomiye jaamac shameel oo

ahaa ragii lasoo halgamay madaxweyne muuse biix xiligii uu musharax ahaa balse muuse biix ayaa jaamac shabeel cidlo dhigay oo habayaraate wax masaba kasiini xukuumadiisa

khilaaf kan xisbiga ayaa waxaa u eeg yahay mid salka kuhaya hirdan kajira gudoomiya xisbiga

balse xisbiga kulmiye ma maridoona wadad dii udubtii xijaabatay

 

COMMENTS
Latest News