Burconews.net
Wasiirka maliyaada oo uu dul hoganaayo musuq masuuqi ugu waynaa
September 30, 2018 - Written by burconews 1

Wasiirka Maaliyada Somaliland oo kulan Madax Furo laaluusha la Yeeshay Mulkiilayaasha iyo Agaasimayaasha Tvyada Maxaligaa ee Dalka +Heshiish Afmarisa oo la Isla Qaatay
Iyadoo Suxufiyiinta ka Hawl gala Warbaahinta madaxa Banaan ee ka shaqeeya Somaliland ay Dhawaanahan Wadeen Warbixino ay ku soo bandhigaayaan Xaalada Siyaasadeed ee Hanaanka maamul Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland taas oo Hadhaysa tan iyo markii uu Xilka la wareegay Wasiirka hada oo isagu Guud ahaanba ku suntan Nidaamka Mamul Xumada iyo Musuq maasuqa .
Hadaba Wasiirka ayaa maanta xafiiskii iskugu yeedhay Mulkiilayaasha iyo Agaasimayaasha Tvyada madaxa banaan Qaarkood iyadoo kulankaasi ahaa mid xod xodosho ah oo uu wasiirku ku maslaxanaayay Warbaahintii Gobta joogay.
Kulankan ayaa waxa soo qabanqaabiyay Musdambeedka wasiir Yuusufka Maaliyada Ahna u qaabilsanaha Dhanka Warbaahinta Axmed

COMMENTS
Latest News