Burconews.net
DAAWO: FAYSAL CALI WARAABE IYO C/RAXMAA CIRRO OO MUUSE BIIXI U HESHIIYAY HAKIYAYNA WADA HADALKII U SOCDAY
October 3, 2018 - Written by Admin

Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay maanta sheegen in ay hakiyeen wada hadal u socdey xukuumada kaas oo ku saabsan doorashooyinka soo socda iyo guddida doorashooyinka

Xisbiga Waddan waxaa uu sheegay in uu wada hadalka la tagay qorshe ah in la kala diro komishanka doorashooyinka Somaliland kaas oo laga diiday .

Sidoo kale xisbiga UCID ayaa waxaa uu sheegay in uu wada hadalkaas la tagay qorshe ah in laba xubnood loogu daro laba xisbi kominshanka doorashooyinka isla markaana iyagana lagu diiday  Xisbiyada ucid iyo waddani ayaa dhankooda iyaguna si wada jira u hakiyay wada hadalkii xukuumada kulmiye iyo labada xisbi mucaarid u socday

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

 

COMMENTS
Latest News