Burconews.net
Daawo:Dawlada Sucuudiga Oo Qiratay Dilkii Wariye Jamaal Oo Lagu Dhex Dilay Qusuliyada Sucuudigu Ku Leehayay Dalka Turkiga
October 16, 2018 - Written by togdheer 1

Sida ay baahiyeen Warbaahinta dalka Maraykanku Dawlada Saudi Arabia ayaa u dhaw in ay qirato Dilka Wariye Jamaal oo ka mid ahaan jiray Saxafiyiinta aadka u dhaliili jiray Xukuumadda ka talisa dalkaasi.

 

Warbixinta laga sugayo Dalka Saudi Arabia ayaa la sheegayaa in ay noqon doonto cadaymo ku saabsan qaabkii ay u dileen iyada oo la sheegay in ay u qorshaysan tahay sidii ay u cadayn lahaayeen in si aan ku talo gal ahayn loogu khaarajiyay Wariyahaas.

COMMENTS
Latest News