Burconews.net
Deg Deg Jawiga Magaalada Berbera Oo Mar Qudha Is Bedel Iyo Duufaano Ku Soo Fool Leh
October 17, 2018 - Written by togdheer 1

Culimada Saadaasha Hawada Ayaa Dhowaan Shaaciyay In Roobab Duufaano Wata Ay Ku Soo Fool Leehayiin Wadamo Ka Tirsan Afrika Iyo Qaar Ka Mid Ah Wadamada Carabta Sidoo Kale Waxay Sheegeen Ay Ku Soo Fool Leedahay Qaar Ka Mid Ah Gobolada Somaliland Siiba Magaalooyinka Xeebaha Ayaa Waxana Galabta Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Waxa Laga Soo Sheegayaa Roobab Duufaano Wata In Ay Ka Da,ayaan Duufaanta Oo Jawi Hoose Ku Socta Ayaa La Sheegay In Ay Wax Kharaare Ah Gaysan Inta La Ogyahay.

Geesta Kale Shacabka Magaalo Xeebeedka Berbera Ayaa Ka Walaacsan Duufaanta Ku Soo Fool Leh Magaalada Berbera

Waxii Warar Ee Ka Soo Kordha Kala Soco

Shabakada Wararka Ee

          Burconews.com

COMMENTS
Latest News