Burconews.net
Wasiir Guriibarwaaqo Maxa Lagu Soo Oogay Maanta Buugii Cayda
October 25, 2018 - Written by burconews 1

baarlamaanka soomaliland ayaa maanta waxa ay guud aahaanba kajoojiyeen saxafada inay gaasho xaruntaa barlmaanka kadiib markii ay saxafadu is tiidhi gudomiye bashe wax ka waydiiyaa belaaha kudagalamayaa gobolka sool waayo waxa uu kamid ahaa dadka kasoo
jeeda gobolkasii waxa uu kamid ahaa waftigi nabadaynta ee loodiray ayuu kamid ahaa
gudomiye baashe oo cadhaysan ayaa sidag deg ah uu yidhi iga dareriyaa warbahintaa
xiqiqo iyo dabagal ay samaysay shabakada burconews ayaa waxay ilo wareed yo kaa ag dhaw baashe ay sheegen inuu muran iyo qas uu kataganyahay buugii wasiirka warfafintu uu hablaa ku cayay taasi oo laysla gartay in buugaa laguboo madama uu bu gani sibadhedh ah hablaha ucayayo kadiib waxa kadhalatay in ay hablihi yidhahdeen maxakamada halaano hor keenno Guri Barwaaqo madama ay caydii ku cadatay

COMMENTS
Latest News