Burconews.net
DAAWO: “Magacaabidaydu Waxay Ka Turjumaysaa Kalsoonida Uu igu Qabo madaxwayne biixi …” Wasiir Sacad Cali Shire Oo La Waydiiyay Xilka Loo Magacaabay Iyo In Reernimo Lagu Xushay
November 11, 2018 - Written by Admin
Wasiirka cusub ee wasaaradda Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay xilka uu Madaxweynuhuu magacaabay, waxaanu ka jawaabay su’aal la waydiiyay oo nuxurkeedu ahaa in Madaxweyne Muuse Biixi uu beeshiisa ku koobay xilalkii qaranka ugu muhiimsanaa,Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News