Burconews.net
soomaalida dhaqanka xun oo ku sii badanaya canada
November 23, 2018 - Written by Admin

Dalka canada waxaa ku nool soomaali aad u badan oo tiradooda lagu qiyaaso 100, 000 kun oo ruux, waana dalka labaad ee ay ugu badan yihiin north america, soomaalida intooda badan waxaa ay dalka canada yimaadeen wixii ka danbeeyey 1991 dii markii ay duntay dawladii dhexe ee soomaaliya, jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan canada xoogoodu waxaa ay degan yihiin magaalada toronto, waxaana ay ku haystaan nabadgalyo iyo shaqooyin kala duwan, soomaalida ku dhaqan toronto waxaa ku dhacay dhaqan wareer aad u badan, waxaa ay soomaalidu ku kacday dhaqan xumo aan taariikhda soomaalida aan horay loogu arkin, toronto waxaa ay xarun u noqotay soomaalida isduleeyey ee ka tagay dhaqankoodii iyo diintoodii, toronto waxaa ku nool kumaankum soomaali ah oo nolosha ka dhacay haba u badnaadeen dumar, soomaalida ku nool toronto waxaa aad ugu badan kuwa ka shaqeeya muqaadaraadka iyo faaxishada, foolxumada ubadan ee internetka la soo galiyo waxaa ay ka timaadaa toronto, soomaalida ku nool toronto ma lahan gudi mana lahan culumo wacyi galisa, hadii aad dhexistaagto goobaha ay isugu yimaadaan soomaalidu waxaa kugu dhacaya argagax, %70 dumarkii soomaaliyeed ee deganaa magaalada toronto daaqada ayey kabaxeen ,waxaa jira rag aad u badan dayuusyo ah oo ku nool toronto, faaxisha ay ku dhexjiraan soomaalida toronto ayaa noqotay mid aad u wayn oo aan indhaha laga qabsan karin, toronto waxaa ay caan ku tahay hooyo soomaaliyeed oo qaawan oo qabta surween ku dhagan oo hadana isla toosan, toronto waxaa aad ugu badan caruurta soomaaliyeed ee gaangiska noqonaya, si kastaba ha noqotee shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan canada waxaan kula talin lahaa inay ubadkooda kala fogaadaan magaalada toronto, waxaana inay dagaan magaalooyinka kale ee u dhow,maxaa yeelay dad xun lalama darso, inkastoo ay soomaalida qurbajoogta ah ee ku nool wadamada kale ay la qabaan dhibaatada iyo  dhaqan xumada hadana mida taala toronto mahan mid la dhiyalsan karo, dhanka kale waxaa kale oo xusid mudan soomaali badan oo aad u wanaagsan oo dhanwalba ka dhisan, haystana dhaqankoodii iyo diintoodii, ugu danbayntii jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada toronto waligood ma xusin mawliidka nabiga csw, maxaa yeelay culumada joogta ayaa u badan kuwo wahaabi ah, waana waxa uu dulugu ugu batay toronto, waxaa taas u dheer qabyaalada.

COMMENTS
Latest News