Burconews.net
Hal Arin Oo Uu Sheegay Madaxweyne Biixi Inay Gobalka Sanaag Gobalada Kale Dheertahay “ Ceerigaabo Faanka Waan U Ogolahay ..” + [ Muuqaal
November 26, 2018 - Written by Admin

Burconews.net(Ceerigaabo)Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag .

Madaxweynaha  ayaa khudbad  u jeediyey shacabkii soo dhaweeyey waxaana uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey arimo uu sheegay in gobalka Sanaag ay gobalada kale dheertay , waxaana madaxweynuhu sidoo kale  sheegay in reer Ceerigaabo uu faanka u ogol yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News