Burconews.net
” Reer Burco-ow Gobalka Naaguhu Waa Kee..”Maayar-Ka Ceerigaabo + [ Muuqaal ]
November 26, 2018 - Written by Admin

Burconews.net(Ceegigaabo):-maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur oo ka hadlaayey madashii soo dhaweynta madaxweynaha Somaliland loogu sameeyey magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu ka jawaabey hadal dhawaan ka soo yeedhay Maayarka Burco .

Maayarka Ceerigaabo ayaa Maayarka Burco weydiiyey gobalka naagaha mar hadii uu burco ku sheegay gobalka Ragga .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News