Burconews.net
Sul Maxamed C/Qaadir Maxuu Ka Yidhi Safarka Madaxweyne Biixi Ee Gobalada Bari ?+ [ Muuqaal ]
November 26, 2018 - Written by Admin

Burconews.net(hargeisa)_Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo maanta ka soo laabtey safar uu ugu maqnaa magaalada Jig Jiga ayaa waxaa uu  bogaadiyey safarka uu madaxweyne Muuse Biixi ku maraayo gobalada bariga dalka , waxaana uu sheegay in uu yahay safar loo baahnaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News