Burconews.net
GUDMIYAA SHIRKADA TELESOM AYAA MAANTA SII BALADHAN LOOGU SOODHAWEYAY MAGALADA HARGEISA
November 27, 2018 - Written by Admin

Soodhawayntani Ayaa Waxa Kasoo Qaybgalay Xisbiyada Ucid Wadani Kulmiye

Waxa halkasii hadalo hamblyo ah kasoo jediyay masuliyo intii kasoo qabgashay

Oo kala ah

Faysal cali warabe

Cacbdiraxmaan cabdilaahi cirro

Axmed cabdi dherer

Sheikh adan siiro

iyo xiildhibaano

Dadwane aad utiro badan waxa halkaa soo gunanaday Cabdikariin maxamed iid gudomiyaha shirkada Talesoom oo uu hambalyey dadkii soo dhaweyay waxa kaloo uu dhambaal hamblyo ah udirayaa macamisha kuxidhan shirkada talesoom

COMMENTS
Latest News