Burconews.net
barbara burconews Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil kala qayb-galay tukashada salaadda Jimcah
November 30, 2018 - Written by yusuf xudayfi

Madaxweynaha oo weli ku gudo jira safarkiisa shaqo ee uu ku marayo gobollo kamid ah dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta salaadda Jimcaha shacabka kula tukaday masjid-jaamaca weyn eemagaalada Berbera oo ay buux-dhaafiyeen dadweyne aad u tiro badan.

Shacabka maanta ku sugnaa masjid-jaamaca weyn ee magaalada Berbera, ayaa muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin inuu madaxweynuhu kala qayb-galo salaadda Jimcaha, waxana ay fursad u heleen inay madaxweynaha salaamaan.

 

b

COMMENTS
Latest News