Burconews.net
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka London Derby “Arsenal v Tottenham” – Miyuu Alexandre Lacazette Kusoo Bilawday Kulanka Emirates Stadium?
December 2, 2018 - Written by yusuf xudayfi

Kooxaha xifaaltanka weyn ee taariikhiga ahi kasoo dhaxeeyay ee Arsenal iyo Tottenham ayaa ciyaari doona mid kamid ah kulan magaaleedyada magaalada London oo ay ku balansan yihiin gegida Gunners ee Emirates Stadium kulan ka tirsan Premier League toddobaadkiisa 14-aad.

Wiilasha Unai Emery ayaa kulankan imanaya iyaga oo fadhiya booska 5-aad ee miiska kala sarreynta isla markaana saddex dhibcood kor u eegaya Spurs oo haddii ay kulankan ka guuleystaan ay dhibco la wadaagi doonaan.

COMMENTS
Latest News