Burconews.net
Maxay Ka Wada Hadleen Saraakiil Maraykan Ah Iyo Madaxweynaha Eritrea ? + [ Sawiro ]
December 4, 2018 - Written by yusuf xudayfi

Saraakiil sare oo Maraykan ah ayaa kulan naadir ah la yeeshay hoggaamiyaha Eritrea oo faquuq caalami ah wajahayay cunaqabataynna ay saarnayd wixii ka horreeyay muddooyinkan dambe. Xoghayaha Maraykanka u qaabilsan Afrika Tibor Nagy ayaa la kulmay madaxweyne Isaias Afwerki, booqashadiisa ayaana ku soo aadaysa iyadoo isbadallo waawayn ay gobolka ka dhacayaan ka dib markii ay soo idlaatay colaadda dhex taallay Eritrea iyo Itoobiya. Wasiirka warfaafinta ee Eritrea ayaa Twitterka soo dhigay kulanka.

COMMENTS
Latest News