Burconews.net
Madaxweyne Biixi Oo Haweenka Somaliland U Soo Jeediyay Inay Isku Soo Sharraxaan Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socota, Dalka-na Hoggaamiyaan
December 5, 2018 - Written by Admin

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay kulan ballaadhan oo ay qaar kamid ah haween weynaha dalka Somaliland ku qabsadeen caasimadda Hargeysa.

Muuse Biixi Cabdi madaxwaynaha Somaliland wuxuu haweenka u soo jeediyay; in ay isku soo sharaxaan doorashada madaxtooyada ee soo socota oo ay dalka hoggaamiyaan, Halkan hoos ka DAAWO

 

 

 

COMMENTS
Latest News