Burconews.net
DAWLADA HOOSE MAGALADA BERBER OO HANAN CUSUB LAGU HORUMARIN DOONO
December 6, 2018 - Written by Burco News11

Mayorka berbera Cabdishakur Cidin oo uu weheliyo xoghayaha fulinta Dawlada hoose ayaa iskugu yeedhay Gudida xafadaha berber Taasii oo lagaga wada tashanayay siidi loo horumarin laha berbera sanadka soo socda

COMMENTS
Latest News