Burconews.net
Haayada shaqalaha somalilan oo albadedu xidhan yihiin siiba Gudoomiyaha Hayada shaqalahaa iyadoo saacadu tahay 8:30 subaxnimo
December 19, 2018 - Written by Burco News11

Gudomiyaha hayadaa shaqalaha dawladaa ayaa mar aanu saaka Bookhanay xafiiski ayaa waxa xidhnaa xafiiskii Taasii oo saaka layskuu diyaarinay imtaxanka 50 kaalmo shaqo ee hargeisa kabananday hayada shaqalaha ayaa waxay fariin udirtay gabii ahaanbaa shaqalaha shaqadoonka ah ee codsigaa sooxaraystay taas oo ah inay 8:00 iskasoo xadiriyaan  xaruunta machadka haayada shaqalaha Dawladaa Shaqo aad utiro badan ayaa 7:30 soogalay xaruntaa hayadaa shaqalaha dawladaa nasiib daaro gudomiye hayadaa shaqalaahaa oo asaguu ahaa kaa iskuugu yeedhay dadkani xafiiski waa uu xidhanyahay sidaa hoos kaaa aragtaanba

Saacado kadiib dadkii oo jah wareersan ayaa waxa sogalay masulintaa hayada shaqalaha dawlada dadku waxay kakalayimadeen daamo iyo  xafado kala duwaan dadka Qaar ayaa noosheegay inay bilaa quraac kujoogan  balse masuulintii uyeedhay ay iyaagoo soo hurdo dhamaystay ay imanayaan

Warbahintaa ayaa saaka subaxnimadii hore waxay usoo diyaar garooben siday war ugasoo diyaarsan lahayeen sidaa uu ku bilaambay jawiigaa imtaxanka

Gudomiyaha hayada shaqalaha sharmarke geelle ayaa sheegay inay duubayso dad ugara hayadaa shaqalaha kadiib warkii oo waxii khalkhalada laga saray looso diraayo warbahintaa kadiib Taasi waxa uu gudomiyaha hayadaa shaqaluhu sameyay inuu sooqoray habka uu wariyuhu warka ucodaynayo Qaybaha kala duwan ee warka waxa loo dirayay warkii oo Qoran waxan iswaydiiyay waxasoo dhani makabaqdiinbaa sharmarke

Hoos kaa eeg qoraalka uu maanta warbahinta udiray

COMMENTS
Latest News