Burconews.net
Masuuliyiinta xisbiyaada mucaaradka ah iyo muxaafadka ayaa manta isku edeyay wadanka hoganka kaxun iyo kama xumaa
December 20, 2018 - Written by Burco News11

Xoghayaha caadaalda ee xisbigaa mucaaradka ah ee wadani barkhad jaamac batuun ayaa yidhi

Waxan anuu qaaba in aanay soomaliland helin hoogamiye uqalmaa hadii uu hogmiyihu

Nafteena damaanad qadayo sidaa cafimadka biyaha haday waxbarsho taay haday tahay qarada aynu daganaahay dadka kusoo xiranaaya ay tahay qofkii soo sari lahaa iyo tiimkii lashaqaynlahaa

Haysaa Soomaliland qoofkii hooru markaa gaadhsiinlaha waa aragtidayda kooban ee aan kudabaqay markaan siidaa leeyahay isbadalka geeska kasocdaa dalkan aynu kunol nahay khayraadka kujiraa wabadan yahay wali ciid soosartay majiirtoo

Waxa hadalkasii dhibsaday oo ujawabay

Maxamud xaashi cabdi oo asguuna goobtaa kusugnaa wasiiki horee madaxtoyada

Waxanu yidho

Saxiibkay barkhad oo halkan kahadlayay dhibaato hogaamineed ayaa jirtaaa saaxiibkay dhinaca siyaasada ee aanu isku haynay ayuumbu muraayada iskaga eegay malaa wadani Ayaan kursigii qaban oo marhadan waddani qaban hoogamin xumo ayaa jirtaa sidaa ayuumban uu arkaa

Lakiin waxa caqabda oo inaa haystaa waa kuwaa maha kuwoo kulmiye keeney marku silanay haystay iyo marku muuse haystay lakin waa caqabado taagnaa waxaynu ubahanahay inaynu sii cilmiysan in looga hadlo caqabadaha haysta soomalilamd

COMMENTS
Latest News