Burconews.net
Golaha guurtida somaliland ayaa waxa amreen in lagubo Buugi wasiir Guri Barwaaqo
December 22, 2018 - Written by Burco News11

Golahaa guurtida soomaliland ayaa waxay manta ku dhawaqeen in laguboo buug uu qoray wasiirka wasarada warfafinta cabdilaahi Guri Barwaaqo buugan oo ay ku qornayd cay lagu cayayo qaar kamida ah hablaha daga somalliland xildhibanadii loo saaray inay buugani kasoo taalo bixiyaan soonaa akhriyaan waxyabaha kuqoran ayaa waxay sheegen in buugaan markii ay akhriyeen ee ay wax kawydiiyeen wasiirka  buugan qoray waxa laysku af gartay in laguuboo buugaa walibaa sii aanu buuq badan aanu dhalin laguu guubo meel fagaare ah waxay shegeen xildhibanadani  inan laaqoriin hadaladii kaftanka iyo

Ee barigii hore layskugu halcelin jiiray wasiida ay sheegen xildhibanadani waxay manta hadalkani kayidhaahdeen shir jaraa iid oo ay ku qabteen xaruuntaa barlamanka soomaalilnd

COMMENTS
Latest News