Burconews.net
Daawo-AGAASIMAHA WAAXDA BOOSAHA EE WASAARADA BOOSAHA SOMALILAND AYAA WARBIXIN NAGA SIIYEY HOWLAHA AY QARANKA U QABATO WAAXDA BOOSUHU .
December 23, 2018 - Written by Salaxley Saxlay

(BURCONEWS)-AGAASIMAHA WAAXDA BOOSAHA EE WASAARADA BOOSAHA SOMALILAND AYAA WARBIXIN NAGA SIIYEY HOWLAHA AY QARANKA U QABATO WAAXDA BOOSUHU ….

AGaasimaha Waaxda Boosaha Ee Wasaarada Boosaha Iyo Tiknoolajiyada QarankaSomalililand, Mudane- Maxamed Cabdikariim Hirsi ayaa si faahfaahsan warbixin dheer naga siiyey howlaha ay qaranka u qabtaan ,waxaanu digniin culus u diray dadka shacabka ha ee ku jira guryaha wasaarada boosaha ee gobolada iyo degmooyinka dalka ay ku leedahay ,Agaasmaha oo Arrimahaasi ka waramaya ayaa yidhi:

Daawo:

COMMENTS
Latest News