Hadaan Muuse Xayraan Aqaan Xil Uma Dhiibteen.. “Abwan Cismaan Kujare + [ Muuqaal ] | Burconews
Burconews.net
Hadaan Muuse Xayraan Aqaan Xil Uma Dhiibteen.. “Abwan Cismaan Kujare + [ Muuqaal ]
December 25, 2018 - Written by Burco News11

Burconews.net Abwaan Cismaan Kujare oo ka mid ah saddex masuul oo shalay xisbiga Kulmiye ceydhiyey ayaa waxaa uu ka Hadley sababihii uu xilka uga qaadey xisbiga Kulmiye .

Abwaanka ayaa waxaa uu tiriyey gabey uu ku sabootiyey xisbiga Kulmiye oo uu ku hal qabsadey “ Hadaan Muuse Xayraan Aqaan Xil Uma Dhiibteen ..”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News