Burconews.net
Dadka Barakacayasha Ee Degmada Oog Oo Cabasho Balaadhan Ka Muujiyey Maamulka Gobolka degmada Saraar
December 28, 2018 - Written by Admin

Burconews.net_waxa ay cabasho xooani ka soo yeedhaysaa dadka barakacayaasha ah ee kunool duleedka degmada saraar  barakacayaashan ayaa ka cabanaaya maamulja gobolka saraar kuwaas  oo xukuumada somaliland ugu baaqay n ay gurmad deg deg ah la soo gadho.

COMMENTS
Latest News