Burconews.net
WASIIRKA BIYAHA SOMALILAND OO KORMEERAY CEEL BIYOOD KUYAAL BURCO OO MUDO FADHIYEY
December 28, 2018 - Written by Admin

Burconews_wasiirka biyaha somaliland salebaan cali koore ayaan kormeer kusoo sameeyey ceel biyood kuyaala magalada burco kaas oo in mudo ah fadhiyey oo ay xukuumada somaliland ay hada dib u soo kicisay  wasiirka  ayaa soo kormeeray qayba uu ceelkaasi ka kooban yahay .

COMMENTS
Latest News