Burconews.net
NINKAN MADAXWAYNAHA LAGU SHEEGAYO EE MUUSE BIXI WAXAN UU WASIIRADA KUSHEEGAYO EE UU MEESHA KU HAYSTOO INTUU DAREERIYO MEESHA WASIIRO HAKEENO
January 1, 2019 - Written by Burco News11

Dadwaynaa Kudhaqan Magalada Hargeisa Ayaa Siwayn Udhalilay Golahaa Wasiirada Ee Muse Bixi waxanay sheegen in madaxwanuhu uu keenah dad bilaa wax Qabada markaa laa eego wasiiradii uu soo magacabay Aqoontoda kartidoo marka laa eegayo waxqabdaka xukumaadda waxana Qayb wayn Kaa qaata Golaha wasiirada wasiiro laa odhan karo waxbay Qabteena majirtoo hadaba wasarada waxbarashada ayaa hoos udhacaday Taydeedii

Wasarda ciyaaraha ayaa waxay miid Ragadisay Garoomadii laguu ciyaarayay

Taasii oo keentay in dhalin yaraduu tahriibtoo

Badii wasiirada xukumada bixi ayaa ah dad Danta Qaranka kaa horaysiiyaa danahoodda

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News