SOOL WAA MAGALADII AAN KU DHASHAY”BADHASAABKA CUSUB EE SOOL” | Burconews
Burconews.net
SOOL WAA MAGALADII AAN KU DHASHAY”BADHASAABKA CUSUB EE SOOL”
January 1, 2019 - Written by Admin

Burconews.net_Badhasaabka cusub ee loo magacaabay gobolka sool ayaa mar uu maanta warbaahinta la hadlaayey sheegay in uu soo dhawaynaayo xilkas loo magacaabay   bulshada gobolka soolna ugu bqaaqay in ay la shaqeeyaan oo ay nabada kala shaqeeyaan.

COMMENTS
Latest News