Burconews.net
War-Deg:- (Wasiir Axmed Muumin Waa Jaahil an Waxbarasho Galin Waxanu Qoreyna Dugsiga Nuradin) Ucid
January 1, 2019 - Written by Burco News11

WasiirkaBeeraha somaliland Ayaa Lagu Yaqaanaa inuu iska hadlo hadalo maalaa yacni ah isla markaana waa ta sababtay in maanta ay dadka reer somaliland miyi iyo magaalaba u qaylo dhaan dirta.

wasiir muumin ayaa hawshsiisii gabay isla markaana aan aqoontii wasaaradda beeraha lahayn waxaana habboon in wasaaraddaasi loo dhiibona wasiirkii ku habboonaa.

Hargeysa{BN}

COMMENTS
Latest News