Burconews.net
Wasirka Deeganaka Somaliland Oo Amaan U Jedisey Saxaafada Somaliland
January 1, 2019 - Written by Admin

Wasiirka wasaarada deegnaaka somaliland marwo shukri xariir baandare ayaa mar ay ka qayb gashay barnaamijka qorshaha labaad ee qaranka   ayaa waxay amaan balaadhan u sooo jeediay warbaahinta somaliland ku waas oo ay ku amaantay sida wacan ee ay ula shaqeeyaan  xukuumada iyadoo u soo jeedisay in ay  halkaas ka siiwadaan iyaduna balan qaaday in ay la shaqayndoonto warbaahinta .

COMMENTS
Latest News