MAAYIRKA DEGMADA CEEL AFWEYN AYAA KA DEYRINAYA ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA DEEGAANKAASI OO LIIDATA.. | Burconews
Burconews.net
MAAYIRKA DEGMADA CEEL AFWEYN AYAA KA DEYRINAYA ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA DEEGAANKAASI OO LIIDATA..
January 2, 2019 - Written by Salaxley Saxlay

(Burconews)-maayirka degmada ceel afwayne ee gobolka sanaag ayaa maanta mar uu warbaahinta la hadlaayey sheegay in aaney guud ahaanba shayqayn baahiyaha aasaasigaa ee degmmada ceel afwayn isagoo xukuuada madaxwayne muusa biixi abdi u soo jeediyey in uu u dedejiyo mashaariicda loogu talagalay deegaanka ceel afwayn   isago ku sababeeyey in aaney shaqayn goobaha biyaha e deegaanka ceel afwayn caafimaadka iyo dhamaanba qaybaha kala duwan ee arimaha bulshada deegaankasi

isagoo geeesta  kalana isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegayn in ay  bulshada deegaanka ceel afwayn hada ay nabdoon yihiin oo guud ahaanba la furay isku socodka dadka iyo gaadiidka iyo is dhexgalka bulshada oo ay wax walba ku soo laabteen halkoodii.

 

COMMENTS
Latest News