Burconews.net
XISBIYADA UCID WADDANI KULMIYE AYAA KULAN MALMIHI UGU DAMBEAY UGA SOCDAY MAGALADA HARGEISA KULANKAAS OO LAGU KALA AY MAXADHACAY?
January 2, 2019 - Written by Burco News11

Sadexda xisbii mucarad iyo muxafad ayaa waxay maantaa Soo gunanadeen kulan isdaba jooga oo malmihi ugu dambeyay kasocday magalada hargeisa

Gunanadkii kulanka waxa labada xisbi ucid iyo kulmiye ay isku Gartern in laba xubnood lagu daro halka masulyinti xisbiga wadddanina ay kasoo horjeesteen

Kadiibnaa kulankii ayaa lagu kala dareeray

COMMENTS
Latest News