Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay Ololaha Qaranka ee dhiig bixinta | Burconews
Burconews.net
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay Ololaha Qaranka ee dhiig bixinta
January 3, 2019 - Written by Admin

Burconews madaxwaynaha somaliland muuse biixi abdi ayaa maanta  daah furay barnaamij  oo loogu magacday dhiig bixi oo  walaalkaa bad baadi ayaa laga daah furay magalada hargeisa isagoo bulshada ugu baaqay in ay dhiiga ugu deeqaan walaala hood si ay u badbaadaan dad badan oo walaalahood ah

COMMENTS
Latest News