muxuu daarnaa barnaamijka dhiig ugu deeq bulshadaadu | Burconews
Burconews.net
muxuu daarnaa barnaamijka dhiig ugu deeq bulshadaadu
January 3, 2019 - Written by Admin

Burconews_madaxwaynaha somaliland ayaa maanta guud ahaanba waxa uu isigu yeedhay  qasriga madaxtooya somaliland  iyadoo halkaas laga daah furaayey barnaamijka  qaranka ee loogu magac daray ololha dhiig bixita somaliland oo loogu talagalay in ay ka dhacdo dhamaanba gobolada somaliland taas oo ay maanta ka qayb galaayeen madaxwaynaha somaliland iyo dhamaanba wasiirada iyo xubnaha ka tirsan masuuliyinta xukuumada somaliland .

isagoo ay ku wehelinayaa madaxwayne kuxigeenka iyo agaasimayaasha  madaxtooyada qaybaha kale ee xukuumada somaliland  barnaamijka oo ah barnaamij kucusb indhaha bulshada somaliland kaas oo ay  u hor kacayaan madaxwayha somaliland.Image may contain: 2 people, people smiling, wedding and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, wedding and indoor

COMMENTS
Latest News