Madaxwayne Biixi oo Eedaymo Culus Dusha Laga Saaray. | Burconews
Burconews.net
Madaxwayne Biixi oo Eedaymo Culus Dusha Laga Saaray.
January 5, 2019 - Written by Admin

Burconews_odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka togdheer ayaa madaxwaynaha somaliland muuse biixi abdi ku eedeeyey in uu kala qaybinaayo beelihii dhawaan ku shiraayey deegaanka gacan libaax

COMMENTS
Latest News