Burconews.net
MAXAY TAHAY AMARADA LA DUL DHIGAY CAASIMADA MAAMULKA PUTLAND
January 7, 2019 - Written by Admin

Burconews.net_Taliyaha ciidanka maamulka putland ayaa guud ahanba bandaw ku soo rogay   magalada garoowe iyadoo la filaayo in maalinta beriya ay dhacdo doorashada maamulka putland isagoo taliyuhu fariin udiray dhamaaba shacabka kala duwan ee rer putland  uguna baaqay in ay ilaaliyaa nabad geliyad

COMMENTS
Latest News