Burconews.net
Degdeg Daawo Gudoomiyaha baarlamaanka putland oo afka furtay
January 8, 2019 - Written by Admin

Burconews .net_ Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka putland ayaa  mar uu ka hadlaayey munaasibadii ay madaxwaynayaasha iyo madaxwayne ku xigeenada    lagu dhegeysdanaayey khudbadaha   musharaxiinta u tartamaaya maamulka putland   isagoo sheegey  ay maantaba bilaamatay cadaalad daradii ugu wayne taas oo keentay in  ay noqoto  in ay guud ahaanba ay ka dareereen  khudbadihii musharaxiinta oo socota taas oo noqoneysa   cadaaladarada ugu wayne ee ay sameeyeen musharaxiinta iyo xildhibaanada maamulka putland .

COMMENTS
Latest News