Burconews.net
Gudoomiyaha xisbiga wadani Dr Abdiraxman Abdilahi aya sheegay in uu dalka Sweden kula kulmay Amb. Andreas von Uexkull Danjiraha Sweden u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya,
January 9, 2019 - Written by Admin

Burconews.net_Gudoomiyaha xisbiga mucaaridkaa ee wadani Dr Abdirahman Mohamed Abdilahi ciro oo safari debeda ku maraayey dalalka qaarada yurub ayaa  Maanta waxaan la kulmay Amb. Andreas von Uexkull Danjiraha Sweden u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Johan Svensson, Lataliyaha Xildhibaanka & Lataliyaha Dib-u-heshiisiinta, iyo Jenny Andersson, Sarkaal Siyaasadeed. Waxaan ka wada hadalnay nidaamka demoqatiga ee SL. Waxaan uga mahadcelinayaa taageeradooda horumarka SL.

Sidaas waxa bartiisa  uu twiterka ku leeyahay gudoomiyaha xisbiga  wadani

Today I met Amb. Andreas von Uexkull Swedish Ambassador to Somaliland and Somalia, Johan Svensson, Councillor & Peace/Reconciliation Advisor, and Jenny Andersson, Political Officer. We discussed about SL democatization process. I thank them for their support to SL development.

 

COMMENTS
Latest News