Burconews.net
KULAN LAGU DHEX DHEXAADINAAYO SOMALIDA IYO OROMADA OO LAGU QABTAY DALKA IMAARAADKA
January 9, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-waxa magalada dubal lagu qabtay kulan lagu heshiisiinaayo qowmiyada ormada iyo somalida kulankaas oo ay soo qaban qaabiyeen  jaaliyadaha oromada iyo somalida ee ku dhaqan dalka imarate kulankaas oo ay ka soo qayb galeen aqoon yahanka labada qoomiyadood aya diirada lagu saaraayey sidii loo hagaajin lahaa xidhiidhka u dhaxeeya labada bulsho

COMMENTS
Latest News