Daawo-Wiil Ku Dunuufaysan Magaalada Hargeysa,Oo Lagu Xujeeyey In Uu Iibsado Qori AK 47 Ah. | Burconews
Burconews.net
Daawo-Wiil Ku Dunuufaysan Magaalada Hargeysa,Oo Lagu Xujeeyey In Uu Iibsado Qori AK 47 Ah.
January 10, 2019 - Written by Salaxley Saxlay

(Burconews)-Wiil Ku Dunuufaysan Magaalada Hargeysa,Oo Lagu Xujeeyey In Uu Iibsado Qori AK 47 Ah…

wiilkaasi oo badhtamaha magaalada hargeysa ugu waramaayey shabakadani caanka ah ee Burconews ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladiisa nololeed iyo in aanu helin wax daryeela oo uu gidaarada o hoydo carton yara dhigto ,balse waxaa hurdada u diida dadkeena muwaadiniinta ah ee meheradaha leh oo ka eryaaya qolqoladooda..

Daawo:

COMMENTS
Latest News