Burconews.net
MADAXWAYNAHA DALKA JABUUTI AYAA QAABILAY WASIIRKA GAASHAAN DHIGA DALKA ITOOBIYA
January 10, 2019 - Written by Admin

Burconews.net_Madaxwaynaha dalka jabuuti  oo ay wehelinayaa   wasiirka gaashaan dhiga dalka jabuuti taliye yaasha qaybaha kala duwan ee dalka jabuuti waiiro iyo madax kale ayaa qasriga madax tooyada dalka jabuuti waxa uu ku qaabilay  wasiirka gaashaan dhiga dalka itoobiya marwo caasha

Wasiirka gaashaandhiga dalka jabuuti ayaa ka warbixisay kulanka dhex maray iyada iyo madaxwaynaha dalka jabuuti

COMMENTS
Latest News