SULDAAN CAWIL FIIQLE OO SII ADAG UGU JAWABAY BOQOR BUURMADAW | Burconews
Burconews.net
SULDAAN CAWIL FIIQLE OO SII ADAG UGU JAWABAY BOQOR BUURMADAW
January 11, 2019 - Written by Burco News11

suldaanka ayaa waxa uu kawajabay hadalkasoo yeedhay boqor buurmadaw kasii oo laxiidhiidha kulankii madaxwaynuhu ufidayay  beesha garxajis suldaanku waxa kale oo uu kahadalay buugi uu qoray wasiir guri barwaaqo waxanu golaha gurtida ku dhalilay oo uu sheegay inan buugi ilaa hadda lodhaqaqin gubistiisaa

COMMENTS
Latest News