URURKA MIDNIMO JAARATI OO XADHIGA KAJARAY MALCAAMAD CUSUB OO LAGA DHISAY DEEGANKA XAAXI | Burconews
Burconews.net
URURKA MIDNIMO JAARATI OO XADHIGA KAJARAY MALCAAMAD CUSUB OO LAGA DHISAY DEEGANKA XAAXI
January 11, 2019 - Written by Burco News11

madashashii xadhigaa lagag jarayay ayaa waxa kasoo qayb galay masuulintaa ururka jaarati iyo masuuliyintaa xaaxi

 waxana waxana ay halkaasi kasheekeyen marxalada haa ay malcamad quraankani ay soo martay waxanay dad waynaha kacodsadeen in laa ilaashado malcamadasii ayagoonaa sheegay inanay tani noqonayniin tii udambaysay ee ay ugu deeqaan degaanka xaaxi balese ay soo wadan wax yabo badan

COMMENTS
Latest News