DEG DEG DAAWO XUKUUMADA SOMALILAND OO DIGNIIN ADAG U DIRAY DUGSIGAYADA GAARKA LOO LEEYAHAY | Burconews
Burconews.net
DEG DEG DAAWO XUKUUMADA SOMALILAND OO DIGNIIN ADAG U DIRAY DUGSIGAYADA GAARKA LOO LEEYAHAY
January 12, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka somaliland  daauud ahmed faarax ayaa fariin u diray maamulayaasha schoolada iyo waalidiinta  isagoo ku eedeeyey in ay arday aan xag u lahayn in ay imtixaanka u fadhiistaan  ay doonayaan in ay imtixaanka geliyaan isagoo sheegay in aan guud ahaanba ardayda aan 4sano soo dhamaysan aaney imtixaanka aaney geli karin

COMMENTS
Latest News