DEGDEG DAAWO WAA SIDEE XAALKA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND | Burconews
Burconews.net
DEGDEG DAAWO WAA SIDEE XAALKA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND
January 12, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:- dhawaan ayay ahayd markii madaxwaynaha somalialnd muuse biixi abdi uu warqad  u soo gudbiyey golaha guurtida somaliland warqadaas oo nuxurkeedu uu ahaa in mudo kordhin loo sameeyo golayaasha wakiilada iyo deegaanka  oo ay komiishanka doorashooyinka somaliland ay sheegeen in aan guud ahaanba aaney qaban karayn dootashada labada gole taas oo ay dalbadeen wakhti dheeraada in loogu daro

Xoghayaha golaha guurtida ayaa dhawan soo saaray warqad uu golaha guurtida ka dalbanaayo kalfadhi deg deg ah oo ay golaha guurtidu isigu yimaadaan kalfadhigii ayaa manta golaha guurtidu dood adag ka yeesheen.

 

COMMENTS
Latest News